Other Languages

Spanish

Un programa de enlace de culturas para adultos mayores de 55 años de edad. Si se interesa, este programa es gratis y tendrá la oportunidad de
conocer y disfrutar la compañia de otra persona
adulta para charlar e intercambiar experiencias
de la vida. Las pláticas toman aproximadamente
una hora por semana.

Habrá traductores disponibles para estas pláticas
si es requerido. Los consejeros de este programa
son voluntarios de la comunidad que pueden
hacer visitas caseras , están preparados y poseen
una larga experiencia en la vida para compartir con usted. Ellos brindarán el apoyo moral a personas mayores de edad que desean tener una buena
amistad y que quizá atraviezan por problemas o tensiones de la vida. Las visitas son completamente confidenciales y se necesitará de su aprobación y autorización para que se lleven a cabo.

Para mas información, por favor llame al telefono
(507) 285-5272.

 

 

Somali

Elder Network/Faith in Action waxay soo jirtay illaa 1988 dii waana urur aan faa-iido doon ahayn. Howsheenu waa in aanu caawino dadka waayeelaka ah ee ku sugan Olmsted County si ay ugu suuro gasho in iskood guryahooda si caadi ah uga noolaadaan. Howlaha sida mutadhawacnimada aynu u qabano waxaa ka mid ah.

  • Waxaan nafis siinaa qooyska uu la noolyahay waayeelaka si ay danhooda usoo qabsadaan
  • Waxaan booqanaa waayeelka, booqasho saaxiibtinimo
  • Waxaynu kula xiriirnaa telefoon maalinle ah si aanu ugu warhayno xaaladda waayeelka
  • Waxaynu ugu deeqnaa gaadiid, ballamada dhaqtarka
  • Waxaynu ka caawinaa dukaameysga cuntada
  • Waxaynu ka caawinaa howsha gurga sida nadaafadda iyo wax ka badalidda
  • Waxaynu ku caawinaa kuraasta curyaamiinta

(da’da waayeelak waa 60 iyo waxii ka wayn)

Howlaheena waa mutadhawacnimo

Wax kharaj ahi ma dalacno

Waxii faahfaahin dheeri ah kala xiriir Cali Xuseen

Tel:(507)285-5272


 
 

Olmsted - 1130 1/2 7th Street NW Suite 205, Rochester, MN 55901
Phone: 1-507-285-5272

Winona - 1756 Kraemer Dr., Suite 110, Winona MN 55987
Phone: 1-507-452-0580

Wabasha - P.O. Box 45, Wabasha, MN 55981
Phone: 1-651-565-3237